Duqeymo xalay ka dhacay gobolka Bari

Submitted by on May 9, 2019
← →

Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay saqdi dhexe kaddib duqeyeen bartilmaameedyo ku yaalla agagaarka deegaanka Ceelka Camayra oo qiyaastii 260 KM  dhinaca bari kaga beegan magaalada Boosaaso.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment