Ehelka Gabdho walaala ah oo ku geeriyooday magaalada Mombasa oo ka hadlay sidii ay wax u dhaceen

Submitted by on Aug 16, 2025

Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso kadib markii maalmo ka hor xeebta Nyali ee magalaada Mombasa ay ku geriyoodeen laba gabdhood oo walaalo ahaa oo halkaas fasax ku joogay kuwaas oo doonayay in waqti qurux badan kula soo qaataan qoyskooda halkaa  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment