Erdogan oo sheegay in Dowladiisa ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka Kooxaha Argagexisada

Submitted by on Jun 1, 2025
← →

Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay kawada hadleen arrimo ay ugu weyn tahay dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada Soomaaliya.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment