Wasaaradda difaaca ee Uganda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in khasaare dhimasho leh uu ka dhashay ka dib markii dayaarad Helikobter ah oo ciidankooda qaybta ka ah hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya leeyihiin ay ku dhacday meel u dhow garoonka » Akhri Qormo Dhamaystiran
Faahfaahin ka soo baxaysa dayaaraddii ku burburtay agagaarka garoonka Aadan Cadde, yaase ku dhintay
on Jul 2, 2025