Faaqidaadda: Is-bedelada siyaasadeed ee ka socda Itoobiya

Submitted by on Dec 6, 2019

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Is-beddelada siyaasadeed ee ka socda dalka Ethiopia iyo sida uu u saameyn doona gobolka Soomaalida.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment