Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iclaamiyey shir ay isugu yimaadaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo dhaca 15-ka Febraayo
Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada
on Feb 9, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka