Farmaajo oo soo dhoweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Submitted by on Jun 2, 2025
← →

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu soo dhoweenayo gogosha wadatashiga Qaran ee uu todobaadkaan iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment