Milkiileyaasha gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee magaalada Kismayo ayaa cabasho ka muujiyay amarro dhinaca sharciyada iyo cashuuraha ah oo ay soo saartay wasaaradda gaadiidka ee Jubbalan.
Gaadiidleyda Kismaayo oo ka cabanaya amarro ay soo saartay Jubbaland
on Feb 7, 2021