Gabadh “hormoonka ragga ku badan yahay” oo ku guul daraysatay racfaan ay maxkamad ka qaadatay

Submitted by on May 1, 2019

Maxkamadda arrimaha sportska ayaa diidday racfaanka ay gabadh ka tirsan kooxda Olombikada dalka Koofur Afrika ee lagu magaxaabo Caster Semenya ay ka qaadatay go`aanka guddiga cayaaraha ororddada ee dunida,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment