Daraasad lagu sameeyey xadgudubyada jinsiga ee dumarka loo geysto oo uu kufsiga ka midka yahay ayaa sheegtay iney dumarka dhibaatadaas ay ka soo kabtaan ay ku qaadaneyso sanado badan.
“Gabadha la kufasado 10 sano ayey ku qaadaneysaa iney soo kabato”
on May 28, 2019