Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud

Submitted by on Jan 13, 2021

Wasiirka warfaafinta ee maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa ka hadlay shan qof oo shacab ah oo lagu dilay deegaanka Xersi Lugeey oo 7 kilo meter u jira magaalada Balanbal ee gobolka Galgudud.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment