Galmudug ayaa ka hortimid guddiga arrimaha xajka oo ay wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee dowladda federaalka magacowday,iyadoo maamulka uu ku tilmaamay guddiga mid ku yimid hannaan ‘kalitalisnimo’.
Galmudug Oo ku Gacan-sayrtay Guddiga Arrimaha Xajka.
on May 8, 2019