Wararka ka imaanaya gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi dil iyo dhaawac loogu geystay laba ka mid ah muwaadiniiinta Soomaaliyeed ee dalkaasi u ganacsi tagay. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ganacsato Somali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
on Jan 6, 2025