Maputo — Goobo ganacsi oo ay Soomaalidu ku lahayd dalka Mozambique ayaa la boobay iyadoo ay socdaan qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay natiijada doorashada ee lagu muransan yahay.
Ganacsiyo ay Soomaalida leeyihiin oo lagu boobay Mozambique
on Dec 26, 2024