WASHINGTON — Garsoore William Alsup oo ka tirsan maxkamadda federaalka ee gobolka California ayaa Khamiistii amar ku bixiyay in dib loo shaqaaleysiiyo kumannaan shaqaale federaal ah oo dhawaan la eryay, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Garsoore amaray in dib loo soo celiyo shaqaalihii Dowladda Federaalka ee la eryay
on Mar 14, 2025