Saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa Arbacada maanta ah sheegay in duqaymo habeen hore ay Israa’iil ka fulisay waqooyiga iyo bartamaha Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof.
Gaza: Israel oo duqeyn cusub maanta ku dishay 18 qof
on Oct 9, 2024