Dowlada Somaliya ayaa kala hadashey dhigeeda Germalka dib u celinta Qaxootiga Somalida ku nool Dalkaasi iyadoo Dowlada Somaliya ay aqbashey qodobkaasi sida uu baahiyay Joornalka ugu afka dheer Germalka ee Bild. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Germalka oo Somaliya kala heshiiyay Celinta Qaxootiga Dalkaasi ku nool ee Sharciga Heysan
on Nov 5, 2024