Germany 5 qof oo ku dhintay kadib markii uu gaari ku jiiray suuqa Christmas-ka

Submitted by on Dec 21, 2024
← →

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay in ka badan 68 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu baabuur ku jiiray suuq laga adeekto oo Christmas-ka ah oo ku yaalla magaalada Magdeburg ee caasimadda gobolka Saxony-Anhalt ee bartamaha Jarmalka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment