Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee kumaandoska Danab ayaa howlgal qorsheysnaa ku dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Gobolka Shabellaha Hoose oo Lagu Dilay Horjooge ka tirsan Shabaab
on Jul 14, 2025