Golaha M. Murashaxiinta oo u Jawaabay Cumar Filish

Submitted by on Nov 27, 2020

Golaha midowga Musharrixiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa galabta si weyn u canbaaryey hadal uu shalay Muqdisho ka sheegay guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku hanjabay in talaabo laga qaadi doono mucaaradkii carqaladeyn sameeya

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment