Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta diiday in xasaanadda la qaado xildhibaan Maxamed Abiib oo maalintii labaad uu xiran xukuumadda Somaliland
Warbixintan waxaa Boorama ka soo diray Haashim Sheekh Cumar Gooth.
Wararka Warbaahinta Caalamka