Guddoomiyaha golaha Wakiilada Soamliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aan Cidina buuxinayn xubinimadii uu ka geeriyooday alle ha u naxriistee xildhibaan Cali Aareeye,
Golaha Wakiiladda Oo Bayaamiyay Waxa laga Yeelayo Booskii Uu Baneeyay Xildhibaan Cali Aareeye.
on Jun 12, 2019