Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay waqtiga la qaban doono doorashada Golaha Deegaanka iyo Duqa Muqdisho

Submitted by on Aug 17, 2025

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciyay in si rasmi ah loo soo gabagabeeyay diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah ee degmooyinka gobolka Banaadir.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment