Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filsh) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdi la socda oo lagu soo dhoweeyay magaalada Johannesburg K/Afrika
on Nov 8, 2019