Guddoomiyaha u magacaaban gobolka Hiiraan oo BBC-da u sheegay sida ay u arkaan amarka la siiyay ee ah inay Baladweyne isaga baxan

Submitted by on Nov 2, 2026
→

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka deegaanka ee Jimcihii qabsaday xarumaha maamulka gobolka ay ku amreen xubanaha Hirshabeelle ka jooga inay gobolka ugu baxaa  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment