Magaalada Garoowe waxaa Maanta ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo ahaa siyaasi siweyn loo garanayay deegaannada Puntland.
Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland Oo ku Geeriyooday Garoowe.
on Apr 20, 2019