Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku soo oogayo xildhibaan su’aal culus weydiiyey.
Gudoomiye Mursal Oo ka Horyimid Dacwadii Uu ku Hanjabay Taliyaha Sordoonka Somaliya.
on Apr 15, 2019