Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Indonesia waxay sheegtay inay si dhow ula shaqaynayso dhammaan dhinacyada khuseeya gudaha Soomaaliya si loo xalliyo arrinta. » Akhri Qormo Dhamaystiran
“Ha i toogan, waxaan ahay Muslim” – Sheekada kabtan markab Indooniisiyaan ah oo burcad-badeed Soomaali ah afduubtay
on Apr 29, 2026