Ururrada gargaarka caalamiga ah iyo hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ka digaya in go’aankan madaxweyne Trump ku hakiyay gargaarkii caalamiga ah uu halis gelin doono nolosha dad badan oo dunida ku nool. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Hakinta Mareykanka ku sameeyey deeqda dibedda
on Jan 29, 2025