Dibad-baxayaasha Sudan ayaa billaabay in ay isu soo aruuraan iyaga oo doonaya in ay ka dhabeeyaan ballan qaadkoodii ahaa in ay Khamiista maanta ah sameynayaan bannaanbax ay ka qeyb-gali doonaan “Hal Milyan oo qof.”
Hal Milyan oo Qof oo Dibad-bax ka Sameynaya Sudan
on Apr 25, 2019