Dhowr haween ah ayaa isku dilay gobolka Gezira ee bartamaha Suudaan ka dib markii ay kufsadeen dagaalyahanno ka tirsan milatariga sida ay sheegeen kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Haween lagu kufsaday Suudaan oo la sheegay inay is dileen
on Oct 31, 2024