Sababo la xiriira xanuun dhif ka ah caalamka ayaa Louise Moorhouse oo ah haweeney 35 jir ah waxa ay cunno ahaan u qaadataa kaniinno ama waxyaabo cabitaan ah oo la isku qasay.
Haweeney: Dawadii waxtarkeeda la igu tijaabiyay ayaa “la ii diiday” markaan u baahday
on Apr 21, 2019