Haweeney la sheegay inay is-qarxin rabtay oo lagu toogtay Baardheere

Submitted by on Aug 8, 2019

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta ciidamada dowladda ee magaalada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeyneey ay sheegeen inay dooneysay inay isku qarxiso saldhig boolis oo gawaarida lagu baaro.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment