Carada mudaharaadyada ayaa salka ku haysa sida ay maamulka deegaanka u maareeyeen kufsiga iyo dilka loo geystay dhaqtaradda da’da yar.
Haweenka Hindiya oo horkacaya dibadbaxyo waaweyn kadib kufsi iyo dil loo geystay dhaqtarad
on Aug 15, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka