Hay’adda NIRA oo beenisay in deegaano ka tirsan Puntland ay ku dartay Galmudug

Submitted by on Mar 23, 2025
← →

Warsaxaafadeed ay soo saartay hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee NIRA ayaa lagu beeniyay eedeymo loo jeediyay hay’adda oo la xariiray in degmooyin ka tirsan Puntland ay raacisay Galmudug.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment