Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa ka hor yimid amarka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in muhaajiriinta aan sharciga haysan lagu xiro xarunta howlgalka muhaajiriinta ee ku taala saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantanamo Bay ee dalka Cuba.
Hay’ado ka digay in muhaajiriin la geeyo Guantanamo
on Feb 3, 2025