Goob joogayaal ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay guriga u galeen haweeneydaasi kadib markii la faafiyay warar sheegaya in haweeneydaasi ay sameyneysay sixir. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Hooyo iyo cunuggeeda oo nolosha lagu gubay kadib markii sixir lagu eedeeyay
on Feb 22, 2026