Dib u dhac muddo kooban ah ayaa ku yimid shaqada safarrada ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho maanta kadib markii shirkadda qaabilsan baadhitaanka boorsooyinka rakaabka ay sheegtay inaan la siinin lacago ay ku leeyihiin dawladda Soomaaliya.
Howlaha garoonka Aadan Cadde oo saacado hakad galay maanta
on Mar 1, 2021