Hay`adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch warbixin ay kasoo saartay maamulka Maxamed Bin Salmaan ayay ku sheegtay in 200 ruux in ka badan loo xiray arrimo siyaasadeed tan iyo markii uu qabsaday talada dalka.
HRW oo soo saartay warbixin ka dhan ah maamulka Maxamed Bin Salmaan ee dalka Sacuudiga
on Nov 6, 2019