Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa Khamiista maanta ah soo saartay amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant, » Akhri Qormo Dhamaystiran
ICC oo amartay in la soo xiro Netanyahu
on Nov 21, 2024