Sanadkii 1990-kii bishii Feberaayo isagoo joogo tuulo lagu magacaabo biyo-cado oo ku taal gobolka Shabeelaha Dhexe kana iibsanayo lo’ uu doonayay in uu ka beecmushtaro ayuu ka maqlay idaacadii Soomaaliya in loo magacaabay jago wasiir. » Akhri Qormo Dhamaystiran
“Idaacada ayaan ka maqlay in wasiir layga dhigay” – Prof. Maxamed Siciid Gees ay ku geeriyooday Maraykanka
on Aug 25, 2025