Ilhaan Cumar: “Ma ahan wax la fiirsan karo xaaladda gurracan ee Yemen ee ay wadaan Sucuudiga iyo Imaaraatka”

Submitted by on Apr 27, 2019

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment