Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa sheegeyso inaan la aamusin doonin kaddib markii ay kala kulantay cambaareyn xoogan khudbad ay uga hadashay weeraradii September 2001 iyo hadallo ay ka sheegtay
Ilhan Cumar oo ku tilmaantay hadallo loo adeegsaday “kuwa halis ah oo kicinaya dadka”
on Apr 14, 2019