Ilhan Omar oo Madaxweyne Trump iyo Maamulkiisa ka dalbatay inay sharaxaan hawlgallada ICE iyo qorshaha lagaga laabanayo TPS-ka Soomaalida

Submitted by on Dec 14, 2025
← →

Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Koongareeska ayaa ka dalbatay maamulka Trump in ay sharaxaan hawlgalka ICE ee ka socda gobolkeeda Minnesota ayna caddeeyaan sababta ay uga fiirsanayaan ka noqoshada ama ka laabashada sharciga TPS ee ilaaliya boqolaal Soomaali ah oo aan sharci haysan.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment