Dalka Imaaraat-ka ayaa tijaabinaya diyaaradaha loo yaqaan Drones-ka ee aan duuliyaha lahayn nooc ka mid ah oo daruuraha marka ay u baxaan ku sii daaya maayad danab ah oo dhalisa roob.
Imaaraat-ka oo tijaabinaya diyaaradaha Drones-ka oo roob dhalin kara
on Mar 18, 2021