Xukuumadda Ingiriiska ayaa ka baaraan degaysa in aanay dalkeeda soo gelin dadka magangelyo doonka ahi ilaa inta codsiyadooda go’aan laga gaadhayo.
Ingiriiska oo sharci cusub ka soo saaraya magengelyo doonka
on Mar 19, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka