Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in gobolka Amxaarada ee dalkaasi uu shalay gelinkii dambe ka dhacay inqilaab fashilmay oo la doonayay in lagula wareego xukunka maamulka gobolkaasi
Inqilaab dhicisoobay oo ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya
on Jun 23, 2019