Iran oo sheegatay in ay gacanta ku dhigtay dukumiintiyo xasaasi ah oo la xiriira nukleyrka Israa’iil

Submitted by on Jun 9, 2025
← →

Telefishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii sheegay in Iran ay heshay dukumeenti xasaasi ah oo Nukliyeerka Israel ah iyada oo loo marayo “weero sirdoon oo ballaaran”.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment