Ciidamada Iran ayaa soo riday diyaarad kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo ajinabi leeyihiin taas oo mareysay magaalo xeebeedka Mahshahr ee gobolka Khuzestan sidaasi waxaa soo werihyay wakaaladda wararka ee IRNA iyagoo soo xiganaya saraakisha Iran.
Iran oo soo ridday diyaarad nooca drone-ka loo yaqaan iyo Mareykanka oo iska diiday in uu isagu leeyahay
on Nov 10, 2019