Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay iska hor imaad ay la galeen rag hubeysan oo doonayay inay is hortaagaan xukun maxkamadeed oo lagu joojiyay dhul ay doonayeen inay si qasab ah ku dhistaan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Iska hor-imaad dhexmaray booliska Muqdisho iyo rag hubeysan
on Feb 13, 2025